Laba doorasho oo naga khasaartay. By Danjire Maxamed Caalim

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Laba doorasho oo naga khasaartay. By Danjire Maxamed Caalim

November 6, 2018| Arlaadi Online

No more Damul-jadiid & Nabad iyo Nolol

Image result for Danjire Maxamed Caalim

Waxaad isag mid tihiin dhaqanka ballan ka baxa khiyaanada ku dhisan  ee hogaanka liita ah. Waxaa idin doortay shacabka Soomaaliyeed oo wakiilo ay ka yihiin xildhibaano ay soo doorteen, waxaad ka been sheegteen wixii aad ballan qaadeen.

Waxaad aamin santihiin siyaasad ku dhisan nin jeclaysi iyo kooxaysi.

Waxaad Villa Somalia ka dhigteen xaruunta sharka iyo fidnada shacabka Soomaaliyeed looga soo abaabulo.

waxaad og tihiin in shacabka Soomaaliyeed idiin bixiyeen magacyo wajigiina ku Qoran, sida Madaxweyne Xasan Qoslaaye. Madaxwayne Farmaajo moogane.

Hadii sharciga xaqa ah lagu Qoslo ama moogane la iska dhigo waa dhaqan aan ku wanaag saneyn Madaxweyne.

Way naga khasaartey waqtigii 2012-2016. Waxaa kaloo markale naga khasaartey 2016- 2020. 

Madaxweyne walba waxaa lagu cabiri karaa Kartidiisa hogaamiyanimo 300 oo maal mood, Sida caadiga ah ee cabirka siyaasada aduunka u Qoran. Talada aad mudanada kaa maqan 10 sano kuma sixi kartid.

Shacabka Soomaaliyeed ee runta jecel waa ogyihiin wixii dhacay 300 oo maalmood, intii uu xilka hayay Madaxwayne Farmaajo fadeexadaha siyaasadeed ee hareeyey villa somalia.

WQ: Danjire Maxamed Caalim

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *