Laba xildhibaan oo Puntland ah oo la sheegay inaysan qaadan Laaluush oo diideen. Waa kuwee labadaas Xildhibaan? Ka baro xildhibaanda kale

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Laba xildhibaan oo Puntland ah oo la sheegay inaysan qaadan Laaluush oo diideen. Waa kuwee labadaas Xildhibaan? Ka baro xildhibaanda kale

January 12, 2019| Arlaadi Online

Image may contain: 2 people, beard and text

Jumcada Maanta Labadaas Xildhibaan ee diiday laalush In ay qaatan damiirkoodana iibsadaan aan u duceyno In Ilaah barakeeyo Libaan Aduun iyo mid Akhiro na siiyo. 

Sharaf iyo Karaamo ayay ku dhex leeyihiin Shacabkooda Alle Agtiisana wanaag Badan baan uga rajeynayaa. 

Kuwii gatay Damiirkooda iyo Dadnimadoodana Sharaf daro iyo imaan la’aan baa u sugnaatay. 

Xildhibaanada I matela ee Xildhibaano ii ah waa Labadaan Xildhibaan ee Sharafta leh inta kale wax cod ah oo ay igu matelaan maleh imana ahan Xildhibaano Shacabka Xalaasha ahna waa ila qabaan fikirkaas.

Xildhibaan Cabdiqani iyo Xildhibaan Qayaad guuleysta Aduun iyo Akhiro ba

Sharaf iyo Karaamo haa idiin Sugnaato.

W/Q. Nasteh Gaani

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *