Latif Ismail, ka hortaga khilaafka iyo dib-u-heshiisiinta Soomaaliya/Latif Ismail, on conflict prevention and reconciliation in Somalia

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,Maqaalo,News In English,WARARKA MAANTA |

Latif Ismail, ka hortaga khilaafka iyo dib-u-heshiisiinta Soomaaliya/Latif Ismail, on conflict prevention and reconciliation in Somalia

March 1, 2018| Arlaadi Online

Dhowr aqoonyahaanno, khabiirro, cilmi-baareyaal oo isugu jira kuwo Soomaali ah iyo kuwo caalami ahba ayaa dhowaan ku kulmay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho si ay uga wada-hadlaan arrimo la xiriiro sidii Soomaaliya loogu horumarin lahaa nabad iyo dib u heshiisiin qaran. Waxaa ay ka qaybgalayeen Kulanka Nabadda iyo Dib u Heshiisiinta ee Soomaaliya oo looga gol lahaa in lagu dhiso hay’ad cilmi baaris ah oo xoojiso dadaallada la wado ee ku aaddan ka hortagga colaadaha iyo hirgelinta dib u heshiisiin, kuwaas oo in badan loo arko kuwo shuruud u ah in ay Soomaaliya hesho xasillooni waarta. Kulanka kaddib, qaarkood ayaa waxaa la weydiiyay aragtiidooda ku aaddan arrimaha ay u arkaan in ay yihiin caqabadaha ugu waaweyn ee hortaagan in ay nabad iyo dib u heshiisiin ka hirgelaan dalka. Latif Ismail, oo ah Agaasimaha Fulinta ee Transparency Solutions, sida tan ayuu yiri.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *