Madaxda Maamul goboleedyada “Habaar qabayaal” Madaxda Dowlada dhexe “Ma duceeysna” Waxay la mid tahay “Cali gar leh Caydiid-na jid leh”. Labada kooxood midkee khayr-roon, yaase khaldan?

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Madaxda Maamul goboleedyada “Habaar qabayaal” Madaxda Dowlada dhexe “Ma duceeysna” Waxay la mid tahay “Cali gar leh Caydiid-na jid leh”. Labada kooxood midkee khayr-roon, yaase khaldan?

September 8, 2018| Arlaadi Online

Shacabka Soomaaliyeed oo ku daalay khilaafka soo noqnoqday ee joogtada noqday, isqab-qabsiga iyo wada shaqeeyn la’aanta Madaxda dowlada dhexe iyo kuwa Maamul goboleedyada ayaa baryahaan wada gar-qaadis la mid ah middii uu Nabaddoon Fiidow horraantii sagaashamaadkii uu ugu kala gar-qaaday Cali Mahdi iyo Jen. Caydiid taasi oo gunaanadkeedu ahaa Cali gar leh Caydiid-na jid leh.

Shacabku hada waxay leeyihiin “Madaxda Maamul goboleedyada waa habaar qabayaal, Madaxda Dowlada dhexe iyaguna ma aha kuwa duceeysan”. Adigu bal meel u qaad sheekadaan oo yaa kula khaldan? Mise waxaad qabtaa inay kala yihiin Madax habaar-qabta iyo Madax Aan duceeys-nayan?

Madaxda Maamulada waxaa lagu sheegay oo lagu tilmaamay Habaar qabayaal.

Image result for madaxda maamul goboleedyada

Madaxda Dowlada Federaalka waxaa lagu sheegay oo lagu tilmaamay Madax aan duceeys-nayn.

Image result for madaxda dowlada federaalka

W/D. Ahmed Nuur Arlaadi

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *