Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari wafuudi u raacdey Madasha FOCAC ee China muxuu yahay farqiga u dhaxeeya? Federal system-ku siduu u shaqeeyo Aan wax ka barano

Filed under: News In English,WARARKA MAANTA |

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari wafuudi u raacdey Madasha FOCAC ee China muxuu yahay farqiga u dhaxeeya? Federal system-ku siduu u shaqeeyo Aan wax ka barano

September 3, 2018| Arlaadi Online

Nigeria: Buhari departs for China to attend FOCAC meeting

Madaxda dalalka ku dhaqma nidaamka Federal system-ka marka ay ka qeyb galayaan shirar caalami ah waxaa wafuuda raacda ka mid ah xubno wasiiro ah, Madaxda Maamul goboleedyada dalkaas iyo Senators. Wafdiga Madaxweyne Buhari u raacay China waxaa ka mid ah Senators iyo qaar ka mid ah Madaxda Maamul goboleedyada dalka Nigeria.

Horey waxaan idiin la wadaagay Madaxweyne Buhari oo booqasho ku tagey dalka Sacuudi Carabiya iyada oo ay la socdaan 7 ka mid ah Madaxda Maamul goboleedyada dalka Nigeria.

Madaxda Soomaaliya ma dhacdo inay ka mid noqdaan wafuuda raacda Madaxda Maamul goboleedyada marka ay ka qeyb galayaan shirar caalami ah, taasoo khalad ku ah nidaamka Federal system-ka ah ee uu dalku qaatay.

Madaxweyne Buhari waa nin fahmay sida uu u shaqeeyo Federal system-ka.

Buhari Heads To China For FOCAC Summit

He departed Abuja on Friday afternoon to attend the Forum on China-Africa Corporation (FOCAC) Summit.

President Muhammadu Buhari has left Abuja for Beijing, China.

He departed Abuja on Friday afternoon to attend the Forum on China-Africa Corporation (FOCAC) Summit.

Buhari is expected to attend the event with some governors, ministers and Senators.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *