Maxaa ka dhacay Ciyaar kubada cagta ah oo dhexmartay saxafiyiinta iyo fanaaniinta Soomaaliyed

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,Ciyaaro,WARARKA MAANTA |

Maxaa ka dhacay Ciyaar kubada cagta ah oo dhexmartay saxafiyiinta iyo fanaaniinta Soomaaliyed 

Wacdaro aan horey loo Arag Nimcaan Hilaac iyo Khadar Keeyoow oo kooxda wariyaasha Muqdisho ku Garaacay 4-2.

Khamiis May 25, 2017| Arlaadi Online 

Kabtanka Kooxda fanaaniinta Nimcaan Hilaac iyo Khadar Keeyow ayaa wacdaro ka dhigay ciyaartii galabta goolal cajiib ahna dhaliyay. Ciyaarta ayaa ku dhamaatay 4-2 ay ku badiyeen kooxda fanaaniinta.

Waa tilaabo dhiiri galinaysa isdhexgalka bulshada, waxaa sidoo kale wanaagsan in tartan loo sameeyo golayaasha dowlada, qeybaha kala duwan ee ciidamada, urur diimeedyada, hay’adaha iyo wasaaradaha dowlada, qurba joogta iyo qorax joogta iyo kuwa kale oo badan.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *