MD Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha KGS Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen)

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

MD Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha KGS Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen)

April 9, 2019| Arlaadi Online

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo ayaa Maanta Xafiiskiisa waxa uu ku qaabilsay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen)

Madaxweyne Laftagareen iyo Xubno la socda ayaa Maalin ka hor waxa ay soo gaareen Magalada Muqdisho,waxaana kulanka oo ahaa Qado Sharaf ay uga wada hadleen arrimo dhowr ah.

In kastoo kulankaas Madaxtooyada Soomaaliya weli faah faahin guud ka bixin ayaa hadana wararka la helay waxa ay sheegayaan inay uga wada hadleen sidii loo adkeyn lahaa wadashaqeynta ka dhaxeysa Dowladda Federaalka iyo Maamulka Koonfur Galbeed.

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *