Mudaaharaadkii London Sawir Taariikhda galay + Aqoonyahan Mohamed H. Ingiriis oo qoraal kooban ku sheegay sababta ay Soomaaliya u tahay dalka fashilka iyo Corruption-ka uga jira kaalinta ugu hooseeysa caalamka 

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Mudaaharaadkii London Sawir Taariikhda galay + Aqoonyahan Mohamed H. Ingiriis oo qoraal kooban ku sheegay sababta ay Soomaaliya u tahay dalka fashilka iyo Corruption-ka uga jira kaalinta ugu hooseeysa caalamka 

February 9, 2019| Arlaadi Online

Sawirka: Duuliye Col. Axmed Maxamed Xassan (Axmed Dheere) oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Hargeysa.

Mudaaharaadka London looma kala harin, rag miisaan culus leh ayaa ka qeybgalay. 

Mahadsanidiin Maxamed Ingiriis iyo Axmed Xassan. Halyey Axmed samigeey u sheeg inuu mar kale taariikhda Soomaaliya meel sare ka galay. 

Shalay: Axmed wuxuu si geesinimo leh u diiday dulmigii uu Maxamed Siyaad ka galayay walaalaheen Somaliland. 

Maanta: oo taariikhdu tahay 7-da February, 2019 wuxuu Mudane Axmed mar kale si cad u diiday dulmi laga cabsi qabo inuu Madaxweyne Farmaajo ka galo Ummadda Soomaaliyeed oo dhan, gaar ahaan jiilasha soo koraya. 

Mar kale Mahadsanidiin. “Jazakumallahu khairan” & “Barakallahu Fiikum.”

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *