Must read| Maxamed Farmaajo iyo Maxamed Barre kala caqli badan. Madaxweyne Farmaajo walaashiis Idil meel kuma oga, halka Maxamed Barre uu walaashiis Dr Sahra dhabarka u dhigtay + Heesta Gorayadu ilmaheeda oo aan u xulay laba Maxamed. Hambalyo Dr. Sahra

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Must read| Maxamed Farmaajo iyo Maxamed Barre kala caqli badan. Madaxweyne Farmaajo walaashiis Idil meel kuma oga, halka Maxamed Barre uu walaashiis Dr Sahra dhabarka u dhigtay + Heesta Gorayadu ilmaheeda oo aan u xulay laba Maxamed. Hambalyo Dr. Sahra

June 4, 2019| Arlaadi Online

“Soomaali rageda ha kala barato.” Madaxweyne Aadan Cadde

Hada ka dibna cida wax loo dhiibanayo ha laga fiirsado, Nin reerkiisa dayacay Soomaali waxba kuma soo kordhinayo.

Maxamed Farmaajo walaashiis Idil Cabdulaahi Farmaajo oo ah gabar Aad u caqli badan waa u dayacay xiriirkana u jaray mana uusan u buuxin kaalintii Aabahood Cabdulaahi Farmaajo. Halka Maxamed Barre uu walaashiis u galay booskii Aabahood.

Hora loo yiri Ninkaad Kabaha Ka Tolanaysid Kabihiisaa La Eegaa!.

Halka hoose ka akhriso qoraal qiimo badan oo Maxamed Barre uu la wadaagay saaxiibadiis iyo labada gole ee kala ah Talo iyo Tusaale iyo Illaasha Danta Qaranka.

Image result for farmaajoImage result for mohamed barre

The two differ in origin In ways and in knowledge.

Mamaxed Farmaajo Awood waa leeyahay oo waa Madaxweynihii dalka, balse Maxamed Barre wuxuu ku dhaafay CAQLIGA. Soomaaliyeey hade marka Aan sidaa idiin leeyahay waa iga dhab oo labada Ninba si fiican ayaan u aqaan oo la sheekeeystay kumanaan saacadood. Uma kala Eexanayo labadaba asxaab ayaan ahayn, balse waxaan sheegaya xaqiiqda jirta.

SOOMAALIYA UMA BAAHNA MADAXWEYNE LEH CAQLI GORAYO. Caqligii wanaagsani. Itaal inuu ka roon yahay
Bal eegoo u fiirsada!

Mohamed Barre

Family photo

SBARBARDHIGYADA (The Comparisons) 

Heestan waxa tiriyay (Eebbeh ha u naxariistee)- Abwaan:Xasan Sheekh Muumin. Waxaana codkeeda cuddoon ku qaada hoobaladda caanka ah ee Hibo Maxamed(Hiba Nuura).

Goroyadu ilmaheeda The ostrich – It’s eggs

Aroori bay dhigtaayoo It lays in a desert place

Aboodigu ku laayaa! Then awful bird destroys!
Shinbirtuna aroosay Unlike the little bird
Ila-xidhoo amaana bay It prepares a nest
Ubadkeeda seexisaa! And lays it’s eggs safe!

Kala awdan labduye The two differ in origin
Edebtiyo aqoontiyo In ways and in knowledge
Asluub bay isku dhaafeen! By manner they excelled of each!

Caqligii wanaagsani See the smarter one
Itaal inuu ka roon yahay See if it is bigger in size
Bal eegoo u fiirsada! See and compare them! 

Ilka weynow maroodigu The elephant with the big ivory
Aradaduu mirtaabaa Grazes over the land
Cadowguna ka ugaadhaa!Thus it’s enemy hunts as such!

Aboorkuna dundumadaanUnlike the white-ant,The mud-hut
Aragnay buu dhistaayoo We had seen-is what it builds
Naftiisa ku ilaaliyaa! To safeguard it’s life!

Kala awdan labaduye The two differ in origin
Edebtiyo aqoontiyo In ways and in knowledge
Asluub bay isku dhaafeen! By manner they excelled of each!

Caqligii wanaagsani See the smarter one 
Itaal inuu ka roon yahay See if it is bigger in size
Bal eegoo u fiirsada! See and compare them!

Ma ogtihiin sakaaradu Do you know about dick-dickens 
Awaarahay qodaayoo It digs the soil
Saaladeeda ku aastaa! To bury it’s feces!

Libaaxuna ma asturee Unlike the lion-as it does’t 
Hilimadu ka arooraan Places it where it passed
Siigadiisa ku aragnaa! We see it’s feces there!
Kala awdan labaduye The two differ in origin
Edebtiyo aqoontiyo In ways and in knowledge 
Asluub bay isku dhaafeen! By manner they excelled of each!

Caqligii wanaagsani See the smarter one
Itaal inuu ka roon yahay See if it is bigger in size
Bal eegoo u fiirsada! See and compare them!

Also read: A new MEDICAL Doctor among Barre’s FAMiLY!. By Maxamed Barre

A DIFFERENT Story with a DIFFERENT Prospective: A new MEDICAL Doctor among Barre’s FAMiLY!

With the ENJOYMENT & the blessing of the end of Ramadan (EID AL-FITR), I would like to share that our prayers was accepted. That means, my father’s wish was accomplished after my younger sister Sahra  received the result of her final Medical School result (pass): MaashaaALLAH, we can finally call her Dr. Sahra! 

In Somalia, I was robbed to achieve my goal after Somalia’s only Medical School was awarded in advance without entrance exam to the end powerful government members’ children & relatives because of the unprecedented corruption culture during Siad Barre’s DICTATORIAL regime. 

However, my sister Sahra get a second chance from a place where your pen and your hard-work pays off.  A place where your color or CLAN does NOT matter as long you have the will & the determination. She was an underdog comparing to me and my other siblings, but she proved wrong to overcome all odds. As they say “if you put it in your mind, you can achieve it”.

My sister also reported that 33 students out of 200 students failed. Among them, there are two Somali brothers from Finland. Let us prey for them to pass next year (InshaaALLAH Aamiin)! 

The purpose of the reason of sharing this news is to highlight difference between social set backs of the corrupted & corruption free societies or communities or counties!

Note: Special acknowledgement: CAAQIL Baasto thank you for the personal advice! 

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *