Must read | “WAAN KALA NASIIB WACANAHAY ANIGA IYO SAHRA”. Idil Abdulahi Farmaajo. Waa jawaabtii ay walaasheen Idil ka bixisay qoraal kusoo baxay Arlaadi Online

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Must read | “WAAN KALA NASIIB WACANAHAY ANIGA IYO SAHRA”. Idil Abdulahi Farmaajo. Waa jawaabtii ay walaasheen Idil ka bixisay qoraal kusoo baxay Arlaadi Online

June 6, 2019 | Arlaadi Online

Idil Abdullahi Farmaajo

14 hrs ·

WAAN KALA NASIIB WACANAHAY ANIGA IYO SAHRA. FARMAAJO AYAA HILIB IGU DAREY ILAAHEY OO CEEBTEYDA IYO XUMAANTEYDA FAA FINAAYO OO UUSAN MEEL IGU OGEYN.

MAXAMED BARE WALAASHIIS WAA IGA NASIIB WANAAGSAN TAHAY ILAAHEY WALAALKAA HA KUU DAAYO SAHRA, AAKHIRO WALAAL LAGUMA AHA ADUUNKA AYAA LAGU YAHEY.

MOHAMED FARMAAJANA REER AYUU WIIL U YAHAY RER XIDIDKIISA. QARANKII SOMAALIYEEDNA WAA UU CEEBEYEY DALKII SOMAALIYEEDNA MEEL XUN AYUU DHIGEY ASAGOO FULINAAYO AMARKA DOWLADO SHISHEEYE IYO FASHILKA AY FASHILIYEEN RER XIDIDKIIS IYO XAASKA OO AY SHAARKII NINKEEDA WASAQEYSEY WALE KALE NASIIB BADANIN. Idil Abdullahi Farmaajo

F.G: Sahra Barre waa Maxamed Barre Walaashiis. Idil Cabdulaahi Farmaajo waa Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo walaashiis.

Link-a hoose ka akhriso qoraalka ay Idil Cabdulaahi Farmaajo Jawaabta ka bixisay. Arlaadi Online been ma sheegto.

ARLAADI.NET

Must read| Maxamed Farmaajo iyo Maxamed Barre kala caqli badan. Madaxweyne Farmaajo walaashiis Idil meel kuma oga, halka Maxamed Barre uu walaashiis Dr Sahra dhabarka u dhigtay + Heesta Gorayadu ilmaheeda oo aan u xulay laba Maxamed. Hambalyo Dr….

Must read| Maxamed Farmaajo iyo Maxamed Barre kala caqli badan. Madaxweyne Farmaajo walaashiis Idil meel kuma oga, halka Maxamed Barre uu walaashiis Dr Sahra dhabarka u dhigtay + Heesta Gorayadu il…

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.    

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *