Must watch video | Shariif Xassan wuu ka shaqaystay Koonfur galbeed ee uma shaqeeyn

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Must watch video | Shariif Xassan wuu ka shaqaystay Koonfur galbeed ee uma shaqeeyn. 

November 4, 2018| Arlaadi Online

The End of a Political Era. 

Shariif Mafadaano iyo No more Shariif olole la magac baxay loogana soo horjeedo Shariif Xasan ayaan soo wadnay laba sano.

Waxaa hada raba oo isku diyaarinaya inay mirihiisa gurtaan kooxda Nabad iyo Nolol oo aan wax abaal ah u hayn isbaddel doonka Koonfur galbeed si la mid ah sidii ay u xaqireen Isbaddel doonkii kasoo soo horjeeday Xasan Sheekh. 

Waase xisaab la iskaga daba imaano doono. Fariinta loo dirayo Farmaajo iyo Khayre waxay tahay, ogaada in waqti badan oo nooga bixi jiray Shaarif Xasan aan hada uga faideeysan doono la xisaab-tankiina iyo in dalka loo helo Madax caadil ah oo daacad ah si dhab ahna oo Alle ka cabsi leh ugu shaqeeya Diinta, Dadka iyo Dalka. Madaxdaas oo marwalba uu hadalkooda iyo ficilkoodu iswaafaqsanyahay.

Today = Shariif Xasan. Tomorrow = Nabad iyo Nolol.

Also read: Dhamaadka waqtigii siyaasada ee Shariif Xasan (The end of the Shariif era) November 2004- November 2018. Maxaa lagu xasuusan doonaa Shariif xasan?

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *