Nicholas Haysom & Mukhtaar Roobow VS  Xukuumada Soomaaliya iyo Alshabaab / Nicholas Haysom & Mukhtaar Roobow vs Alshabaab & Somali government 

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Nicholas Haysom & Mukhtaar Roobow VS  Xukuumada Soomaaliya iyo Alshabaab / Nicholas Haysom & Mukhtaar Roobow vs Alshabaab & Somali government 

January 1, 2019| Arlaadi Online

Image result for AMBASSADOR NICHOLAS HAYSOM OO SI KULUL UGA HADLAY DHACDADII BAYDHABO

Xukumada Soomaaliya iyo Alshabaab oo hal meel uga soo wada jeestay Roobow iyo Nicholas Haysom + Sanbaloolshe iyo xildhibaan Mahad Salaad oo la Yaabban Siyaasadda N&N oo ay ku shegeen (Siyaasad isqarxin).

Mar hadii Xukuumada Soomaaliya iyo Al Shabaab ku mideeysan yihiin dagaalka ay kula jiraan Mukhtaar Roobow iyo Nicholas Haysom oo Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, soo ma wanaagsanaan lahayn inay heshiiyaan si dalka looga saaro ciidamada tirada badan ee AMISOM? 

No automatic alt text available.

Image may contain: one or more people and text

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *