Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii 14-ka Oktoobar oo la kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii 14-ka Oktoobar oo la kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya

February 04, 2018| Arlaadi Online

Danjiraha dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay oo yiri “Walaalaheenna Soomaliyeed ee ku dhaawacmay qaraxii 14-kii Oktoobar oo lagu soo daweeyey Turkiga ayaa maanta Safaaradda nagu soo booqday, noona mahadceliyey”.

14 Ekim saldırısında yaralanan ve Türkiye’de tedavi olan Somalili kardeşlerimiz ziyaretimize gelerek teşekkürlerini sundular.

Image may contain: 13 people, people smiling, people standing and suit

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *