Qof Murugo Iyo Dhibaato Kuma Dhacdo Hadii U Ducadaan Ku Ducaysto, Hadii Ay Ku Dhacdana Si Deg Dega Ayuu Allah Dhibaatada Iyo Murugada Uga Qaada

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Qof Murugo Iyo Dhibaato Kuma Dhacdo Hadii U Ducadaan Ku Ducaysto, Hadii Ay Ku Dhacdana Si Deg Dega Ayuu Allah Dhibaatada Iyo Murugada Uga Qaada

April 24, 2019| Arlaadi Online

No photo description available.

::MACNAHA DUCAD::

Allow Anigu Waxaan Ahay Adoonkaaga iyo Wiilkii Adoonkaaga iyo Adoontaada Foodaydu Waxay Ku Sugan Tahay Gacantaada Xukunkaagu Wuu igu Socdaa Waxaad ii Qortaa Waa Cadaalad Dhexdayda Waxaan Kugu Waydiisanayaa Magac Kasta Oo Aad Leedahay Kaas Oo Aad U Bixisay Naftaada Amase Aad Ku So Dajisay Kitaabkaaga Dhexdiisa amase Aad Bartay Qof Ka Mid Ah Uunkaaga Amase Aad U Gaar Yeeshay Agtaada Cilmi Qaybka Dhexdiisa.

In Aad Ka Yeesho Quraan Ka Wayn Qoboojiyaha Qalbigayga, iyo Nuurka Laabatayda iyo Faydaha Walbahaarka iyo Tagsiiyaha Murugadayda Ama Walwalkayga.

Hadad Sii Faafiso Waa Sadaqo Jaariya Qof Kasta Oo Ku Ducaystana Ajarkiisa Oo Kale Ayaad Leedahay Ayadoon Waxba Lagaa Nusqaamin Inshaallah.

Xigasho: Daaru Raxman Asal Online

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *