Raalli kama nihin xaraashka jaban ee khayraadka shidaalka. SOMALI OIL NOT FOR SALE. By Abdirahman Bashaash

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Raalli kama nihin xaraashka jaban ee khayraadka shidaalka. SOMALI OIL NOT FOR SALE. By Abdirahman Bashaash

February 5, 2019| Arlaadi Online

Image may contain: 3 people, text

Shidaalka haba la xaraashee yaa u damaanad qaadayo dadka Soomaaliyeed inay helayaan adeegyo lacag la’aan ah.

Kaluunkii Shiinaha laga xaraashay lacagtiisa halkee lamariyay? 
maxaase qaxootiga magaalda daadsan dib u dajin loogu sameeyn waayay? hadii damiiri jiro.

Mise wixii soo kordhaa oo daqli ah waxay u kordheen Qoysaska ladan ee Farmaajo iyo Khayre?

Wixii darxumo iyo Qaraxyo ah ee soo kordho waxay u gaar yihiin dadwaynaha Soomaaliyeed?

Kaga sii darane waxaa wali la iska gurtaa Canshuurteena iyadoon cidna wax loogu qaban xitaa ma quuran inay maalin mushaarkooda qof xanuunsan ku caawiyaan

yaabaye halkee nalaga habaaray!

W.Q. Abdirahman Bashaash

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *