Reer Dadaab iyo Farmaajo halkee ayay kala joogaan? Wariye Jamal Osman ayaa jawaabta ku haya

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Reer Dadaab iyo Farmaajo halkee ayay kala joogaan? Wariye Jamal Osman ayaa jawaabta ku haya

May 2, 2019| Arlaadi Online

Image may contain: people sitting, table and indoor

Wariye Jamal Osman ayaa qoraal kooban oo uusoo dhigay bartiisa Facebook ku bilaabay “Waxaan maanta ka qadeeyay Hotel ku yaalla Dadaab, waxaan fadhiyay kursigaas habeenkii la doortay Horjooge Farmaajo.

Dhallinyaro habeenkaas ku farxay inuu soo boxo Farmaajo, rajo badanna qabay – oo markii la tirinayay codadka magaca Farmaajana la sheego kor u boodayay – maanta markaan weydiiyay siday u arkaan Farmaajo waxay igu dheheen: “Kaas naga dhaaf, magaciisa marka la sheego mataq baa na qabta.’

Hal su’aal ha is weydiiyo Horjooge Farmaajo: Dadkii shalay soo dhaweeyay doorashadeyda maxay maanta igu diideen?. Jamal Osman.

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *