Sawirada Madaxweyne Farmaajo. Photos of President Farmaajo (May 01– May 30)

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,SAWIRADA TODDOBAADKA,WARARKA MAANTA |

Sawirada Madaxweyne Farmaajo. Photos of President Farmaajo (May 01–  May 30) 

Arbaco June 7, 2017| Arlaadi Online 

Waa qeyb ka mid ah sawiro muujinaya waxqabadkii Madaxweyne Farmaajo ee bsihii May sanadka 2017.  Waxaa jira Maahmaah shiinays ah oo oranaysa halkii sawir wuxuu u dhigma toban kun oo eray. “Chinese proverb. One picture is worth ten thousand words.”

1- Madaxweyne Farmaajo oo si naxriis leh u qaabilay Hooyo Soomaaliyed. Afgooye

Farmaajo “Reer Afgooye waa dad nabadeed, waa dad shaqo, waana dad wax soo saar. Waxa ay mudanyihiin nolol ka wanaagsan tan ay haatan ku jiraan.”

President Farmajo physically comforts a woman in Afgoye after touring residents and troops in the front-line on Monday May 8th, 2017 |

2- Madaxweyne Farmaajo oo booqday barakacayaasha Muqdisho, xambaarayna wiil yar oo Soomaaliyed. Muqdisho

Image may contain: 3 people, sunglasses and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing and crowd

3- RW Ingriiska theresa may iyo Madaxweyne Farmaajo oo si wadajir ah u shir gudoominaya shirka London. May 12, 2017

4- Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Cabdulaahi Farmaajo iyo

Wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha Canada Ahmed Hussein oo ku kulmay London.

Image may contain: 1 person, sitting and suit

5- Madaxweyne Farmaajo “Waxaan xafiiskayga suray sawirka Madaxweynihii ugu horreeyay ee dalka Mudane Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde).”

6- Madaxweynaha oo ka qeybgalaya xuska 74 guuradii kasoo wareegtay Aasaaskii ururkii SYL islamarkaana ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa 15-ka May ku daray maalmaha qaranka.

7- Madaxweyne Farmaajo oo booqasho ugu tagay Sheekh C/rashiid Sh. Cali Suufi. Doha, Qadar May 25, 2017

8- President Farmaajo Held fruitful discussions with H.H. Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani, the Emir of the State of Qatar in Doha, Qadar  May 25, 2017

Madaxweynaha oo la kulmay Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani.

9- Madaxweyne Farmaajo oo Jabuuti kula kulmay dhigiisa Ismaaciil Cumar Geelle. Jabuuti. Farmaajo “Muddooyinkii aan dagaalka sokeeye ku jirnay marnaba nagama aysan seexan walaalaha Jabuuti, shacab iyo xukuumadba. Abaalkaas marnaba ma hilmaami doonno.” May 23, 2017

10- President Farmaajo in Riyadh, KSA for Arab Islamic American Summit. May 21, 2017. 

Madaxweynaha oo ka qeybgalay shirkii Madaxda Islaamka iyo Mareykanka ee ka dhacay Riyadh, Sacuudi Carabiya. May 21, 2017

11- Madaxwayne Farmaajo oo gaaray Magaalada Cadaado oo uu kaga qeybgalay Xaflada Caleema Saarka Madaxwaynaha Galmudug. Madaxweyne Farmaajo oo uu weheliyo Madaxweynaha cusub ee Galmudug Mudane Xaaf. Cadaado

Related image

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Arladun@hotmail.com

Sawirada Toddobaadyadii hore halkaan ka daawo.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *