Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (May 13– May 19)

Filed under: SAWIRADA TODDOBAADKA,WARARKA MAANTA |

Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (May 13– May 19) 

Sabti May 20, 2017| Arlaadi Online 

Akhriste sawirada todobaakaan u codee sadexda aad isleedahay waxaa ay galayaan kaalimaha hore. La soco toddobaadka danbe May 27, 2017.

1- Madaxweyne Farmaajo “Waxaan xafiiskayga suray sawirka Madaxweynihii ugu horreeyay ee dalka Mudane Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde).”

2- Madaxweynaha oo ka qeybgalaya xuska 74 guuradii kasoo wareegtay Aasaaskii ururkii SYL islamarkaana ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa 15-ka May ku daray maalmaha qaranka.

4- Dhalinyaro ka qeybgalay xuska 74 guuradii kasoo wareegtay Aasaaskii ururkii SYL.

5- Ubaxa Jubaland oo ku labisan calanka Maamul goboleedka oo soo dhaweynaya Madaxweyne Axmed Madoobe.

6- Shirka Madasha Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada. Muqdisho. May 14, 2017

7- Amiin Caamir oo sawir ku muujiyay shaqada xildhibaan Xidig iyo Madaxweyne Farmaajo ay dalka u hayaan.

8- RW Kayre oo kormeer ku tagay xafiis ka mid ah xafiisyada dowlada.

9- Bahda waxbarashada Puntland ee loo Aqoonsaday shaqo wanaaga.

10- Gabar ku labisan calanka Somaliland oo u dabaal degaysa maalinta 18-ka May.

28-10-2015-Somaliland-Slider

Image may contain: 2 people, crowd and outdoor

11- Cali Iidoow oo Calanka Soomaaliya geeyay fiinalka Orodka 1500 Mitir Ciyaaraha Olombikada Islaamka. Ali Idow Hassan ayaa ku orday 3:57.83 Q. Isaga oo galay kaalinta afraad.

Sawirada Toddobaadkii hore. (May 13 – May 19)

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Arladun@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *