Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (May 20– May 29)

Filed under: SAWIRADA TODDOBAADKA,WARARKA MAANTA |

Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (May 20– May 29) 

Talaado May 30, 2017| Arlaadi Online 

Akhriste sawirada todobaakaan u codee sadexda aad isleedahay waxaa ay galayaan kaalimaha hore. La soco toddobaadka danbe.

1- Madaxweyne Farmaajo oo booqasho ugu tagay Sheekh C/rashiid Sh. Cali Suufi. Doha, Qadar

 

2- Ra’isul Wasaare Kheyre oo isagoo lebisan dareys Milateri daah-furey Olole Nadaafadeed. Muqdisho

3- Madaxaweynaha Somaliland oo cafis Madaxweyne u fidiyay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhoor bil ku xirnaa xabsiga magaalada Hargeysa.

Image result for cabdimaalik muuse coldoon oo xabsiga laga sii daayay

4- Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada ee Itoobiya Dr.Tedros Adhanom ayaa loo doortay Madaxa hay’ada caafimaadka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee WHO, waxaa uu noqonaya mas’uulkii ugu horeeyey ee xilkaasi qabta oo kasoo jeeda Qaarada Afrika. Xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaan u rajeynayaa inuu noqon doono sanadaha soo socda mid si siman uga tarjuma danaha labada dad iyo dal ee dariska ah. 

5- Madaxweyne Farmaajo oo Jabuuti kula kulmay dhigiisa Ismaaciil Cumar Geelle. Jabuuti

6- RW Khayre “Waxaan ku dedaalaynaa inaan carruurta Soomaaliyeed u diyaarinno Soomaaliya nabad ah oo qurux badan”. Muqdisho

Image result for Waxaan ku dedaalaynaa inaan carruurta Soomaaliyeed u diyaarinno Soomaaliya nabad ah oo qurux badan.

Image result for Waxaan ku dedaalaynaa inaan carruurta Soomaaliyeed u diyaarinno Soomaaliya nabad ah oo qurux badan.

7- Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Booqday Xerada Ciidanka Cirka ee degaanka Balli Doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Related image

7- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan kula yeeshay Doha Wasiirka Arrimaha Dibedda Norwey.

8- Labo gudoomiye degmo oo xilka la kala wareegay iyaga oo gacmaha ku wada haysta kitaabka Quraanka. Muqdisho

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Arladun@hotmail.com

One Response to Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (May 20– May 29)

  1. Marvelous and good story

    Mohamed
    May 31, 2017 at 7:06 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *