Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (May 6 – May 12)

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,SAWIRADA TODDOBAADKA,WARARKA MAANTA |

Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (May 6 – May 12) 

Sabti May 13, 2017| Arlaadi Online 

Madaxweyne Farmaajo “Waa Madaxweyne Naxariis badan oo dadkiisa jecel balse ay ku hareersan yihiin qaar badan oo ma naxariistayaal ah”.

Madaxweynuhu wuxuu u baahan yahay inuu waqtiga ka faaideysto oo shacabka ka xusho team isaga oo kale ah si loo gaaro isbadelka ay Ummadda Soomaaaliyed ka rajeynayaan dowlada Soomaaliyed.

Akhriste sawirada todobaakaan u codee sadexda aad isleedahay waxaa ay galayaan kaalimaha hore. La soco toddobaadka danbe May 19, 2017.

1- Madaxweyne Farmaajo oo si naxriis leh u qaabilay Hooyo Soomaaliyed. Afgooye

2- RW Ingriiska theresa may iyo Madaxweyne Farmaajo oo si wadajir ah u shir gudoominaya shirka London.

3- Sawir ama muqaal ay yartahay in la arko (a rare display of unity). Madaxdii Soomaaliyed oo gacmaha isqabsaday Midnimo ayey Ummaddi guul ku gaarta.

Image may contain: 5 people, people standing

4- Amiin Caamir oo Sawir ku muujiyay wadajirka Madaxda Soomaaliyed

Image may contain: 1 person, text

️️5- Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Cabdulaahi Farmaajo iyo

Wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha Canada Ahmed Hussen.

Image may contain: 1 person, sitting and suit

6- Wasiirka Dasturka “Culimada Soomaaliyeed door aad u muhiim

ah ayey ku leeyihiin Geedi-socodka dib u eegista Dastuurka”.

7- UNSOM is supporting the Federal Government of Somalia to extend justice

and corrections across the country #NabadiyoNolol #FutureForSomalia

Image may contain: 1 person

8- Qurba joogta Soomaaliyeed waxay abuureen isla markaana joogteeyeen dhaqaalaha gudaha iyagoo sameeyay maalgalin la taaban karo.#NabadiyoNolol #FutureForSomalia.

Image may contain: one or more people and text

9-  Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobeoo khudbad qiimo leh ka jeediyay London isaga oo ugu baaqay Ummadda Soomaaliyed Midnimo iyo wadajir.

Image may contain: 1 person, standing and suit

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Arladun@hotmail.com

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *