Sawirada Toddobaadka. Somalia’s week in pictures (03 June – 10 June) 2017. 

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,SAWIRADA TODDOBAADKA,WARARKA MAANTA |

Sawirada Toddobaadka. Somalia’s week in pictures (03 June – 10 June) 2017. 

Axad June 11, 2017| Arlaadi Online 

Akhriste sawirada todobaadkaan u codee sadexda aad isleedahay waxaa ay galayaan kaalimaha hore. La soco toddobaadka danbe.

1- Banaanbax lagu taageerayo dowladda oo ka dhacay Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo oo la hadlay kumannaan qof oo isugu soo baxay Garoonka Konis stadium ee magaalada Muqdisho

2- A.J. Jama, CEO and president of PermuTrade LLC. The firm is an energy and construction dry bulk commodities marketing and logistics business in West Palm Beach, Florida. (Allen Eyestone / The Palm Beach Post).  A.J. Jama, waa ganacsade Soomaali ah oo degan dalka Mareykanka sameeyayna horumar dhinaca ganacsiga ah.

3- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 8 people, people smiling, people standing, suit and outdoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, crowd and outdoor

Image may contain: 3 people, people sitting

Image may contain: 7 people, outdoor

4- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo shir guddoomiyey kulan muhiim ah oo looga hadlayay fulinta qodobadii ka soo baxay shirkii London.

5- Taliyaha Qeybta 21aad ee C.X.D.S Oo Kormeeray Xeryaha Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobalka Mudug.

6- Madaxweynaha Puntland oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland.

7- Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeerey xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya. Muqdisho

8- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur galbeed oo gaaray magaalo xeebedka Baraawe ee caasimadda u ah Dowlad goboleed KGS isaga oo dhagax dhigay garoon laga hirgelinayo Baraawe.

9- Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo booqasho ku tagay magaalada Kampala ee dalka Uganda booqdayna xarumaha Warbaahinta Bulshada ee Uganda, si dalka Soomaaliya ay uga kororsadaan khibrad. Kampala, Uganda.

10- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Gaalkacyo.

11- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo saxaafadda xafiiskiisa kula hadlay isaga oo uga jawaabay su’aallo dhawr ah oo ay weeydiiyeen waxaa uuna u ballanqaaday in bil walba ay Wasaaraddu usoo bandhigi doonto saxaafadda waxqabadkeeda si ay u gaarsiiyaan bulshada Soomaaliyeed.

12- Jawaahir Maxamed oo noqotay gabadhii ugu horeysay ee taliye ka noqota xaafada Soomaalidu degan tahay Islii ee magaaladda Nairobi.

13- Ciidamada Muslimka ah ee Amisom oo Afuraya Si Jameeco ahna Salaadda u tukanaya. Muqdisho.

14- Tartan aqooneed ay iska kaashadeen Jaamacada Banaadir & Idaacada Risaala oo ka furmay Muqdisho.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Akhristayaasha sharafta leh Aragtidiina iyo sawirada ama muqaalada Aad isleedahay waxay mudan yihiin tixgelin toddobaadka soo socda noogu soo dir emailka ah: 

Arladun@hotmail.com

Sawirada Toddobaadyadii hore halkaan ka daawo.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *