Sawirada toddobaadkii hore: Sadexda Sawir ee kaalimaha hore galay

Filed under: SAWIRADA TODDOBAADKA,WARARKA MAANTA |

Jimco May 19, 2017| Arlaadi Online 

Sawirada toddobaadkii hore: Sadexda Sawir ee kaalimaha hore galay

1- Madaxweyne Farmaajo oo si naxriis leh u qaabilay Hooyo Soomaaliyed. Afgooye

2- Sawir ama muqaal ay yartahay in la arko (a rare display of unity). Madaxdii Soomaaliyed oo gacmaha isqabsaday Midnimo ayey Ummaddi guul ku gaarta.

Image may contain: 5 people, people standing

3- Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Cabdulaahi Farmaajo iyo

Wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha Canada Ahmed Hussen.

Wasiir Ahmed Hussen wasaarada uu Madaxda ka yahay waxay ka dhaqaale badan tahay dhowr dowladood oo Afrika ah. Budget-ka wasaarada ayaa ah in ka badan 10 billion oo doolar.

Image may contain: 1 person, sitting and suit

Halkaan ka daawo sawirada toddobaadkii hore oo dhan.

Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (May 6 – May 12)

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Arladun@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *