Sawiro: Waxqabadkii Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya / President Abdicasis Lafta-gareen’s first month in office

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Sawiro: Waxqabadkii Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya / President Abdicasis Lafta-gareen’s first month in office

February 3, 2019| Arlaadi Online

Waxqabadkii Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya  H.E. Cabdicasiis Xasan Maxamed (lafta-gareen).  Bishii kowaad December 26, 2018 ilaa January 31, 2019

President Cabdicasis Lafta-gareen’s first month in office.

SOUTHWEST STATE OF SOMALIA

Image result for calanka koonfur galbeed soomaaliya

 

January 31, 2019

Image may contain: 6 people, suit

Madaxweyne Lafta-gareen wuxu ka qeybgalay Kulan uu soo qaban qaabiyay madaxa UNSOM ee magaalada Baydhabo Arnaud Laloum, kaas oo u jeedadiisu ahayd isbarasho qeybaha UN-ta ee magaalada Baydhabo oo kala ah UNSOM, UNCT UNMAS Iyo UNSOS iyo sidii maamulka uu hoggaamiyo iyo hay’adahaan loo sii xoojin lahaa wada shaqeyntooda.

January 28, 2019

Image may contain: 5 people, suit

Image may contain: 6 people, people sitting

Madaxweyne Lafta-gareen Intii uu ku sugnaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland oo uu kaga qeybgalay caleemo saarka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni wuxuu la kulmay shacabka kasoo jeedaa deegaanada Koonfur Galbeed ee ku nool Puntland. Wuxuuna ugu baaqay dadka Deegaanada Koonfur Galbeed kasoo jeeda in la garab istaago maamulka cusub ee uu hoggaaminayo madaxweyne Saciid Cabdullahi Denni.

KHUDBADII MADAXWAYNAHA KOONFUR GALBEED SOOMAALIA CABDICAZIIS XASAN MAXAMED LAFTA-GAREEN OO KULAN LAQAATAY SHACABKA KOONFUR GALBEED EE KUSUGAN PUNTLAND.

January 26, 2019

Image may contain: 2 people, suitImage may contain: 5 people, people smiling, crowd

Madaxweynuhu wuxuu ka qeyb galay Munaasabadda Caleema-saarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni iyo Ku Xigeenkiisa Ahmed Cilmi Cismaan.

Khudbada Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed lafta-gareen uu ka jeediyay Xafladda caleema saarka Madaxweynaha Puntland.

January 25, 2019

Madaxweyne Lafta-gareen wuxuu Si Nabad ah ku tagey isaga iyo wafuud uu hogaaminayo Magaalada Garoowe Caasimada Maamul Goboleedka Puntland oo January 26, 2019 lagu caleema Saari Doono Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland iyo Madaxweyne Xigeenkiisa.

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people

Image may contain: 1 person, standing, suit, shoes, wedding and outdoor

January 24, 2019

Madaxa Xafiiska UNSOM ee Baydhabo ayuu Madaxweynuhu ku qaabilay xafiiskiisa. Waxay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka wada shaqeyn ee UNSOM iyo Koonfur galbeed Soomaaliya.

Image may contain: 3 people, people sitting, living room, table and indoor

January 23, 2019

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdigiisa ayaa waxaa ka sagootiyay airportka magaalada Baydhabo Madaxweyne Lafta-gareen iyo Madaxda KGS. Madaxweynaha ayaa guddoomiyaha ugu mahadceliyay sida wanaagsan ee uu shacabka reer Koonfur Galbeed ugu dhiirogaliyay wanaaga dowladnimada iyo dib u heshiisiinta bulshada Koonfur galbeed.

Image may contain: 1 person, standing, sky and outdoor

January 22, 2019 

Madaxweynuhu wuxuu ka qeybgalay Munaasabada Xiritaanka wajiga Koowaad ee Shirka dib u heshiisiinta Koonfur galbeed Soomaaliya.

Image may contain: 9 people, people sitting
Image may contain: 10 people, people smiling

January 22, 2019

Madaxweynuhu wuxuu madaxtooyada ku qaabilay Hay’adaha Sama falka ka Shaqeeya Soomaaliya Qaasatan Deegaanada Koonfur Galbeed. Wuxuu uga Mahad celiyay Sida Marwalba ay u garab taagan yihiin Shacabka Deegaanada Koonfur Galbeed.

‘Waxaan rajeynaa in ay sii dardar gilin doonaan shaqada ay u hayaan ummada Soomaaliyeed ka Maamul ahaana waan garab taagnaan doonaa insha allah.” Ayuu yiri Madaxweyne Lafta-gareen.

Image may contain: 10 people, people smiling, people standing

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

January 20, 2019

Madaxweyne Lafta-gareen wuxuu Maanta Kulan La qaatay Odeyaasha Dhaqanka beesha Leysaan oo ka mid ah beelaha Dago KGS. Wuxuu ka dhageystay wax yaabaha ay Tabaneyaan iyo Sidii Loo Xalin Lahaa Khilaafka iyo Rabshadahii Dhacay Doorashada Ka Hor.

Image may contain: 7 people, outdoor

Image may contain: one or more people, crowd and outdoor

January 19, 2019

Madaxweynuhu wuxuu Kulan la qaatay isaga iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheakh Cabdiraxmaan Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed waxay ka dhageysteen Xaalada Guud ee Deeganada Iyo sida ay muhiim u tahay dib u heshiisiin dhab ah ay deegaanada Maamulkaan Ka hirgasho.

Image may contain: 2 people, people sitting, living room and indoor
Image may contain: one or more people, people sitting, living room and indoor

January 18, 2019

Madaxweyne Lafta-gareen wuxuu maanta kulan la Qaatey Aqoonyahanada, Waxgaradka, Odeyaasha, Xildhibaanada Beesha Garre oo ka mid ah beelaha Dago Deegaanadda Koonfur Galbeed. Waxay ka wada hadleen Sidii loola Shaqeyn lahaa Dowladda Loona Xoojin lahaa in Dowladd Nimada laga shaqeeyo.

Image may contain: 3 people, people sitting
Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

January 17, 2019

Madaxweyne Lafta-gareen ayaa u Mahad Celiyay Dhamaan Intii Kasoo Qeyb Gashay Xaflada Caleema Saarkiisa. Wuxuu goobta ka sheegay inuu Dardar Gilin doono Amniga Deegaanada Koonfur Galbeed.

Image may contain: 1 person, suit
Image may contain: one or more people
 Image may contain: 1 person, crowd

January 15, 2019

Madaxweyne Lafta-gareen ayaa Magaalada Baydhabo wuxuu kusoo dhoweeyay wufuud ka kala socoto dowladda Federaalka Soomaaliya, Maamul goboleedyada, IGAD & bulshada rayidka, waxaa wafdiga hoggaaminayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan.

Image may contain: 4 people, suit and wedding

Image may contain: 2 people, people sitting, living room, shoes and indoor

January 12, 2019

Madaxweyne Lafta-gareen wuxuu kormeer ku tagey xaruumaha Maamulka Koonfur galbeed ee magaalada Baydhabo. Sida aad ka arkayso sawirada hoose.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, tree, beard, sky and outdoor
Image may contain: 9 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 6 people, people standing and outdoor
Image may contain: 4 people, people sitting

January 10, 2019

Maanta wuxuu Madaxweynuhu safar ku tagay Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose, waxaa safarka ku wehlinayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada kgs Cabduqaadir Shariif Sheekhunaa maye, iyo Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Munye. Waxaa wafidga si wanaagsan usoo dhoweeyay shacabka degmada Baraawe oo ah dad u bisil dowladnimada iyo maamul wanaaga.

Image may contain: 7 people, people standing and outdoor

Image may contain: 6 people, people smiling

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Image may contain: 2 people, people standing, crowd and outdoor

January 6, 2019

Madaxwenye Lafta-gareen wuxuu Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Denni oo Maanta loo Doortay in uu Puntland hoggaamiyo 5ta sano ee soo socota. “Waxaan leeyahay Rabbi hakuu fududeeyo mas’uuliyadda laguu igmaday.” Lafta-gareen.

Image may contain: 1 person, smiling, suit

January 5, 2019

Madaxweynuhu wuxuu kulan la qatay Hay’adaha Amniga Qeybahoda Kala duwan ee ka dhisan dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Ujeedka kulanka ayaa ahaa Dardargalinta  Amniga Deeganada Koonfur Galbeed.

Image may contain: 3 people, people sitting and table

 January 3, 2019

Madaxweyne Lafta-gareen ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada ee todobaadlaha ah oo looga hadlay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin isbarasho Madaxweynaha iyo golaha wasiirada KGS, Sidoo kale Amniga Deeganada koonfur galbeed sidii loo xoojin lahaa.

Image may contain: 1 person, sitting and indoor
Image may contain: 6 people, people sitting, table and indoor

December 29, 2019

Madaxweyne Lafta-gareen wuxuu safar ku tagay Degmada Xudur ee Gobolka Bakool, waxaa safarka ku wehlinayay qaar ka mid ah wasiirada maamulka KGS, xildhibaano dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka KGS. Waxaa wafdiga Madaxweynaha si wanaagsan usoo dhoweeyay shacabka degmada Xudur oo ah dad u bisil dowladnimada iyo maamul wanaaga.

Image may contain: 6 people, people standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing, wedding and outdoor

Madaxweynuhu wuxuuu booqday xarumo badan oo ay ka midyihiin Iskuulka weyn ee Xudur, Isbitaalka guud, Taliska Malatariga iyo Daraawiishta, Taliska Booliska iyo Xarunta Idaacada Xudur.

Image may contain: one or more people, table and outdoor
Image may contain: outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, sky and outdoor
Image may contain: 4 people, outdoor

December 29, 2018

Madaxweyne Lafta-gareen wuxuu maanta kullan kula qaatey xarunta ay ka dagan yihiin degmada Xudur ciidanka Amisom, waxayna ka wada hadleen sidii la isugu furi lahaa wadooyinka soo gala degmada Xudur iyo sidii degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool dib loogu soo celin lahaa gacanta dowlad goboleedka KGS.

Image may contain: 4 people, crowd and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, crowd, wedding and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, child and outdoor
Image may contain: 13 people, people standing and outdoor

December 29, 2018

“Waxaan kullamo gooni gooni ah la yeeshay duubabka dhaqanka, cullima udiinka, ururada bulshada, haweenka iyo ganacsatada degmada Xudur ee Gobolka Bakool.” Madaxweyne Lafta-gareen.

Image may contain: 7 people, people standing
No photo description available.
Image may contain: 2 people, people smiling, people standing
Image may contain: 2 people, people sitting

Sawirro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo La Kulmay Odayaasha Dhaqanka Degmada Xudur.

Image may contain: 5 people, people sitting
Image may contain: 8 people, people smiling, people sitting and beard
Image may contain: 1 person, sitting
 Image may contain: 2 people, people sitting and beard

December 26, 2019

Madaxweyne Lafta-gareen ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka Madaxweynanimo ee Koonfur Galbeed kaas oo uu ku sime ka sii ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka KGS Cabdiqaadir Shariif Shiikhunaa Maye. Madaxweynaha ayaa ballanqaaday inuu  shacabka reer koonfur galbeed si cadaallad ugu shaqeyn doono, taasi oo uu sheegay in horey loogu dhaariyey laguna doortey.

Image may contain: 3 people, people standing
Image may contain: 2 people, people sitting and table

January 23, 2019| Arlaadi Online

Madaxweyne Lafta-gareen oo yiri waxaan ku shaqeeyn doonaa rabitaanka SHACABKAYGA IYO TALADOODA, DHAMAAN WAXAAN NAHAY HAL TEAM” + Wejiga Koowaad Dib u heshiisiinta Deegaanada Koonfur Galbeed oo la soo Geba-Gabeeyay.

Madaxweyne Lafta-gareen ayaa ka run sheegay ballantii uu horrey u qaaday. Waa arrin soo dhaweyn mudan in Madaxweynuhu fuliyo arrimaha uu ballan-qaado. Mar kale Hambalyo Mudane Madaxweyne.

Image may contain: 1 person, smiling

W/D. Ahmed Nuur Arlaadi

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *