Sheikh Said Ali – Akhlaaqda Wanaagsan – (2) Cadaalada

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

  March 24, 2017| Sheikh Said Ali – Akhlaaqda Wanaagsan – (2) Cadaalada

Cadaalada oo la waayaa waxa ay horseedaa burbur. Caalamka Islaamka burburka haysta waxa kow ka ah cadaalad la’aanta ka jirta wadamadaas. Barmaamijkan labaad ee Akhlaaqda iyo burburka umadaha waxa aan kaga hadli muhiimada ay cadaaladu u leedahay jiritaanka umadaha. Fadlan halkan ka daawo siina fidi hadii aad awoodo.

Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *