Statement by the People’s Party of Somalia on the International Day of the Girl / Bayaan kasoo baxay Xisbiga Ummadda oo ku Aadan Maalinta Adduunka ee Maalgashiga Gabdhaha

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,Maqaalo,News In English,XISBIGA UMMADDA |

Statement by the People’s Party of Somalia on the International Day of the Girl / Bayaan kasoo baxay Xisbiga Ummadda oo ku Aadan Maalinta Adduunka ee Maalgashiga Gabdhaha

October 11, 2018| Arlaadi Online

States must listen to girls to end prejudices and deliver their rights, say UN experts

The People’s Party, today issued the following statement on the International Day of the Girl:

Image result for International Day of the Girl Child 11 October Somalia

Let’s invest in their health and education, their skills and their leadership, and then let’s get out of their way and let them lead – UNFPA’s Natalia Kanem”

“Today we honour International Day of the Girl, which was inspired by a group of girls who asked world leaders for their own day to raise awareness about the unique challenges and opportunities they face because of their gender.

“This year’s theme, With Her: A Skilled Girl Force, focuses on the need to increase learning opportunities for girls and ensure they are prepared for a successful transition into the world of work. 

“On this very special day, we not only celebrate the power of girls, we invite every Somali girl to follow her dreams. Always remember that you are never too young to create positive change!”

Quotes ‘Concerted effort’ must be made to help 600 million-plus adolescent girls realize full potential: UN chief

Xisibga Ummadda, wuxuu garab taagan yahay dhamman haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan gabdhaha dalkeena oo hadda ka soo kabanaya colaado. Waxaan muujinaynaa sida aan u barbar taaganyahay iyo raali ahaanshaha ku saabsan halganka ay haweenka ugu jiraan nabadda, horumarka iyo xasiloonidda Soomaaliya.

Haweenka Soomaaliyeed, haddey yihiin kuwa waddanka gudihiisa ama dibaddiisa Joogaba, waxa ay mar-hore garteen in Nabadda iyo Xasiloonidda ay shuruudo aan gor-gortan laheen u yihiin- helitaanka horumar waara, taas oo ku cad doorka wayn ee ay haweenka hory ooga cayaareen- (dalkooda), welina ay hadda ka cayaarayaan isla wadanka sidii nabad waarata loogu heli lahaa. 

Xisbiga Ummadda wuxuu Hambalyo u dirayaa dhamaan hooyooyinka iyo gabdhaha Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan dal iyo dibad. 

Ha guuleystaan gabdhaha Soomaaliya.

WA BILLAAHI TAWFIIQ,

Ahmed Nuur Arlaadi

Interim Chairman of People’s Party of Somalia

Arladun@hotmail.com

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *