Statement by the People’s Party on International Women’s Day. Hambalyo 8-da Maarso Maalinta Haweenka aduunka

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,Maqaalo,WARARKA MAANTA,XISBIGA UMMADDA |

Statement by the People’s Party on International Women’s Day. Hambalyo 8-da Maarso Maalinta Haweenka aduunka

March 8, 2019| Arlaadi Online

Image result for peoples partyImage result for somali flag

Image result for the measure of any society is how it treats

8-da Maarso waa maalin dowladaha caalamka isku raaceen in lagu maamuuso Haweenka aduunka, Haweenku waa lafdhabarka dunida, la’aantoodna ma jiraan wax shaqaynaya, dumarku waa aasaaska dhismaha iyo horumarka aadanaha.

Haweenka Soomaaliyeed ayaa la isku raacay inay yihiin dumarka aduunka ugu firfircoon uguna wanaagsan, sidaas oo ay tahay dumarka Soomaaliyeed waxaa ay xiliyada qaar dhibaato kala kulmaan raga Soomaaliyeed, waa in aan meel uga soo wada jeesano xadgudubyada iyo tacadiga loo geeysto gabdhaha Soomaaliyeed.

Haweenka Soomaaliyeed waxaa ay mudan yihiin in lagu faano, la dhawro, la sharfo, xaqna u leeyihiin mustaqbalka iyo hoggaaminta dalka inay qeyb weyn ka qaataan.

“A successful country is one in which everyone can work hard and build a better future for themselves and their kids. 

Together, we can build a country where all Somalis have a fair and equal chance to succeed in life.”

Cadaalad, Midnimo, Nabad, Dowlad wanaag, Barwaaqo iyo Horumar Alle ha ugu deeqo Soomaaliya. Ha guuleysto Shacabka Soomaaliyeed.

Xisbiga Ummadda wuxuu Hambalyo u dirayaa dhamaan hooyooyinka iyo gabdhaha Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan dal iyo dibad. 

Ha guuleystaan gabdhaha Soomaaliyeed.

WA BILLAAHI TAWFIIQ,

Ahmed Nuur Arlaadi

Interim Chairman of People’s Party of Somalia

Arladun@hotmail.com

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *