Tariikhda Sun Tzu Biography – Kaartada dagaalka “Every battle is won before it’s ever fought.”

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,News In English,XISBIGA UMMADDA |

“Appear weak when you are strong, and strong when you are weak.”

Sun TzuThe Art of War

” U muuqo daciif marka aad xoogan tahay, Mid xoogana u muuqo marka aad daciif tahay” Sun TzuThe Art of War

One of the things that Sun Tzu talks about is making your position “unassailable” and presenting the enemy with a scenario that it would be unwise to challenge. The idea is that the enemy recognizes defeat before they even begin to attack, that the outcome is so obvious to both sides that the side who would be defeated submits without spending the lives of their men.

Waa falsafada ay China ku dhaqanto, gaar ahaana ay kula dhaqanto dalka Mareykanka sida uu sheegay Ambassador-kii hore ee Mareykanka u fadhin jiray dalka China in ka badan 20 sano James Liley. Wuxuu Safiirku sheegay in China ay ku jirtay diyaar garow dagaal ay la gasho Mareykanka waqti aad u dheer balse waxay rabaan inay naga guuleystaan iyaga oo aan hal xabad ah ridin.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *