Tartanka Farmaajo League oo lagu soo gabagabeeyay xerada Ifo

Filed under: Ciyaaro |

Tartanka Farmaajo League oo lagu soo gabagabeeyay xerada Ifo. Tartan ciyaared kubada cagta ah oo lagu taagerayey doorashadii ka dhacday Soomaaliya ayaa lagu soo gaba gabeeyay xeryaha qaxootiga Soomaalid ee Kenya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *