Video| Akram Cafif oo ah wiil u dhalay Laacibkii Qaranka Soomaaliya Xasan Cafif oo guul usoo hoyay Qadar iyo Soomaaliya kaddib markii xulka Qadar 3-1 kaga badiyay kooxda Japan. Hambalyo Qadar iyo qoyska reer Cafiif.

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,Ciyaaro,Maqaalo,News In English,WARARKA MAANTA |

Video| Akram Cafif oo ah wiil u dhalay Laacibkii Qaranka Soomaaliya Xasan Cafif oo guul usoo hoyay Qadar iyo Soomaaliya kaddib markii xulka Qadar 3-1 kaga badiyay kooxda Japan. Hambalyo Qadar iyo qoyska reer Cafiif.

February 2, 2019| Arlaadi Online

Image result for akram afif

Japan v Qatar - AFC Asian Cup Final : News Photo

Japan v Qatar – AFC Asian Cup Final. ABU DHABI, UNITED ARAB EMIRATES – FEBRUARY 01: Akram Hassan Afif of Qatar celebrates at the end of the AFC Asian Cup final match between Japan and Qatar at Zayed Sports City Stadium on February 1, 2019 in Abu Dhabi, United Arab Emirates. (Photo by Matthew Ashton – AMA/Getty Images)

Xulka Kubbada Cagta dalka Qadar ayaa 3-1 ku dardaray kooxda kubadda Cagta dalka Japan, taasoo u suur-tagalisay in ay ku guuleystaaney Asian Cup.

Cayaar yahanka dalka Qadar Akram Cafif oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Soomaaliya ayaa ka mid ahaa cayaartooydii sida weyn uga soo dhax muuqday garoonka.

Xulka Kubbada Cagta dalka Qadar ayaa guulaha ay ka gaareen tartankan waxaa uu u yahay mid caalamka ay tuseen sida ay isugu diyaarinayaan tartanka ciyaaraha adduunka ee soo socda kaasoo uu dalka Qadar martigelin doono.

Xulalka Qatar ayaa horay uga badiyay xulalka kubadda cagta dalalka Sacudi Carabiyo iyo Imaaradka Carabta oo ay siweyn u xifaaltamaan.

Highlights: Japan 1-3 Qatar (AFC Asian Cup UAE 2019: Final)

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *