Video| BARNAAMIJKA OGAAL ee Goobjoog oo looga dooday sababta dowladnimada Soomaaliya u hana qaadi la’dahay? + Maxaase ka jira in Madaxda dalka ay u baahan yihiin waraaq fasax ah oo ay ku galaan Xerada Xalane?

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| BARNAAMIJKA OGAAL ee Goobjoog oo looga dooday sababta dowladnimada Soomaaliya u hana qaadi la’dahay? + Maxaase ka jira in Madaxda dalka ay u baahan yihiin waraaq fasax ah oo ay ku galaan Xerada Xalane?

February 9, 2019| Arlaadi Online

Barnaamijka Goobjoog waxaa todobaadkaan looga hadlay nidaamka dowliga iyo sababta dowladnimada Soomaaliya u hana qaadi la’dahay?.

Soomaaliya ayaa la sheegay inay tahay dalka kaliya oo Madaxdiisu ay u baahan yihiin fasax ama waraaq ay ku galaan qeyb ka mid ah dhulkooda gaar ahaan xerada Xalane oo ku taal caasimada Soomaaliya.

Halka hoose ka dhageyso dood arrimo badan lagu lafa guray. 

Xigasho: Goobjoog

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *