Video | BBC Somali Doodda Caawa iyo Caalamka Doodda waxay ku saabsan tahay jahawareerka siyaasadeed ee ka taagan doorashada Maamul gobolleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video | BBC Somali Doodda Caawa iyo Caalamka Doodda waxay ku saabsan tahay jahawareerka siyaasadeed ee ka taagan doorashada Maamul gobolleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya

November 8, 2018| Arlaadi Online

Doodda ayaa culayska lagu saaray faragelinta ay Dowlada Federaalka ku hayso doorashada Koonfur Galbeed. Senator Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa Dowlada ku Eedeeyay Musuq-maasuq iyo tashkiilin ay ku hayso Xildhibaanda, isla markaana sheegay in Dowladu ay dhaqaale badan ku bixisay doorashada Koonfur Galbeed.

Dhinaca kale Gudoomiyaha Golaha Badbaadada Koonfur Galbeed Cabdulqaadir Sheekh Abuukar ayaa isna ugu baaqay Dowlada Federaalka in aysan faragelin doorashada Koonfur Galbeed. 

Also read: 

Xisbiga Ummadda wuxuu ugu baaqayaa Madaxda dowlada Federaalka inaan la siyaasadeeyn masiirka dadka Koonfur galbeed. 

Xigasho: BBC Somali

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *