Video| Cali Xaaji Warsame Musharaxa ugu Aragtida wanaagsan uguna taageerada badan Musharixiinta Madaxweyne ee Puntland

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Cali Xaaji Warsame Musharaxa ugu Aragtida wanaagsan uguna taageerada badan Musharixiinta Madaxweyne ee Puntland

January 6, 2019| Arlaadi Online

Hon. Ali Haji Warsame sida aan u arko waa Musharax HAN u leh rumeynta Himilooyinka ay qabaan dadka reer Puntland una horseedi kara Nabad, Cadaalad, dowlad wanaag iyo Horumar waara.

Waa musharax kaliya ee ilaa hada aan arkay oo si cad u sheegay inuusan wax lacag ah ama laaluush ah ku bixin doonin doorashadiisa. Balse taas baddelkeeda si wanaagsan usoo bandhigay barnaamijkiisa siyaasadeed iyo waxa u qorsheeysan hadii uu ku guulesyto Madaxtinimada Puntland.

Image may contain: 8 people, people smiling, people standing

 

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *