Video | Caruur Soomaaliyeed oo caqli badan. Hadii taladooda la qaadan lahaa Ummadda Soomaaliyeed sharaf ayay ku noolaan lahaayeen gaar ahaan caruurta

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video | Caruur Soomaaliyeed oo caqli badan. Hadii taladooda la qaadan lahaa Ummadda Soomaaliyeed sharaf ayay ku noolaan lahaayeen gaar ahaan caruurta

October 7, 2018| Arlaadi Online

Maashallah waa caqli saliima oo Soomalinimo ku weyn tahay. Waa clip hal daiiqo ah oo cashar iyo fikir culus xambaarsan. Qof walba oo Soomaali ah waa inuu qeyb ka qaato daryeelka caruurta Soomaaliyeed iyo Mustaqbalkooda. Halka hoose ka daawo.

Unicef: Hal Milyan iyo Badh Caruur Soomaaliyeed ah ayaa wajahaya Macaluul

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *