Video | Danjiraha Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Yamamoto oo la kulmay Soomaalida Minnesota

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video | Danjiraha Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Yamamoto oo la kulmay Soomaalida Minnesota

November 2, 2018| Arlaadi Online

Safiirka Cusub ee uu dhawaan Madaxweyne Trump u magacaabay Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa xubno ka tirsan bulshada Soomaalida Mareykanka kula kulmay gobolka Minnesota.

Ambassador Yamamoto ayaa Soomaalida ka codsaday inay ku garab istaagaan howsha hortaala, isagoo dhinaca kale su’aalo uga jawaabay dadkii kullanka ka qeyb galay.

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *