Video| Danjire Caalim oo yiri “Madaxweyne Farmaajo waa uu ku khasaaray Ra’iisul wasaare Khayre + Falanqeeyn la xiriirta Qorshaha Kenya ee Soomaaliya iyo Socdaalka RW Khayre ee Kismaayo

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Danjire Caalim oo yiri “Madaxweyne Farmaajo waa uu ku khasaaray Ra’iisul wasaare Khayre + Falanqeeyn la xiriirta Qorshaha Kenya ee Soomaaliya iyo Socdaalka RW Khayre ee Kismaayo

March 11, 2019| Arlaadi Online

Danjire Maxamed Caalim oo waresyi siiyay Kalsan Tv ayaa dhaliil xoogan u jeediyay RW Xasan Cali Khayre. Amb Caalim ayaa yiri “Ma Aaminsani in Khayre uu leeyahay Leadership, isaga oo sii raaciyay in Madaxweyne Farmaajo uu ku khasaaray Ra’iisul wasaare Khayre”. Dhageyso laga bilaabo daqiiqada 24-aad ee waresyiga Caalim.

Dhinaca kale xildhibaan ka mida ah xildhibaanada dowlada federaalka oo aan kula xiriiray khadka Taleefoonka ayaa sidoo kale dhaliilay waxqabadka xukuumada, isaga oo hadalka ii raaciyay in Madaxweyne Farmaajo uusan lahayn Political capital Awoodna u lahayn inuu Ra’iisul wasaare Khayre xilka ka qaado soona magacaabo Ra’iisul wasare cusub.

Xigasho: Kalsantv Official

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *