Video| Danjire Maxamed Caalim oo ka faalooday qorshaha cusub ee Qaramadda Midoobay ka leedahay Soomaaliya + Danjiraha oo karbaashay Madaxda dowlada dhexe, Baarlamaanka iyo Madaxda Dowlad goboleedyada

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Danjire Maxamed Caalim oo ka faalooday qorshaha cusub ee Qaramadda Midoobay ka leedahay Soomaaliya + Danjiraha oo karbaashay Madaxda dowlada dhexe, Baarlamaanka iyo Madaxda Dowlad goboleedyada

June 11, 2019| Arlaadi Online

Barnaamijka Bandhiga kalsan tv iyo maanta oo uu Danjire Maxamed Caalim ku falanqeeyay doorka Qaramadda Midowday iyo waxyaabihii ay kusoo bandhigtay Geedi socodka iyo xaalada Dowlad goboleedyada iyo xiriirka kala dhexeeya dowladda dhexe ee Soomaaliyeed.

Halka hoose ka Daawo.

Video: KALSAN TV

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *