Video | “Dowlada Kanada way ka go’an in dalka ay keento soo galooti badan.” Axmed Xuseen wasiirka socdaalka,qaxootiga iyo jinsiyadaha dalka Kanada

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video | “Dowlada Kanada way ka go’an in dalka ay keento soo galooti badan.” Axmed Xuseen wasiirka socdaalka,qaxootiga iyo jinsiyadaha dalka Kanada

November 3, 2018| Arlaadi Online

Wasiir Axmed Xuseen ayaa shegaay in la kordhin doono tirada dadka soo galootiga ah ee Canada, isla markaana wax lagu dari doono dhaqaalaha ama Fund-iga ku baxa Adeega loo sameeynayo dadka cusub ee imaanaya dalka Canada.

Dhinaca kale Wasiirka ayaa weerar ku qaaday Lisa MacLeod, oo ah Ontario Minister of Children, Community and Social Services.

Dalka Canada waa dal Federal ah, waxaa jira xurguf u dhaxeeysa Wasiir Axmed Xuseen iyo Haweenay lagu magacaabo Lisa MacLeod oo wasiir ka ah gobolka Onatrio, masuulna ka ah arrimaha qaxootiga, jinsiyadaha iyo socdaalka.

Halka hoose ka daawo wareysi xasaasi ah.

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *