Video | Ex-Xildhibaan Xasan Xaaji Ibraahim oo sheegay inuu yahay Murashax Madaxweyne Koonfur galbeed Soomaaliya

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video | Ex-Xildhibaan Xasan Xaaji Ibraahim oo sheegay inuu yahay Murashax Madaxweyne Koonfur galbeed Soomaaliya

October 3, 2018| Arlaadi Online

Murashaxa Isbaddel doonka KGS Mudane Xasan Xaaji Ibraahim oo maanta ku dhawaaqay inuu yahay Murashax u taagan tartanka Madaxtinimo ee Koonfur galbeed Soomaaliya.

Mudane Xasan ayaa muqaalkaan ku sheegay sida ay muhim u tahay in la helo Hogaan wanaagsan oo samata bixiya dadka Koonfur galbeed ee degan dhulka ugu barwaaqada badan Soomaaliya balse ay la degtay hogaan xumo daba dheeraatay. 

Halka hoose ka daawo Fariinta Murashax Xasan Xaaji, Aragtidiisa siyaasadeed iyo waxa uu kaga duwan yahay Murashixiinta kale.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *