Video| Farmaajo iyo Khayre laba Nin oo si xun oo aan horay loo arag gu fashilmay Hoggaaminta dalka, kana Arradan Aqoonta xaqiiqooyin taariikhiya, dabeecadaha wanaagsan, debecsanaanta iyo Naxariista

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Farmaajo iyo Khayre laba Nin oo si xun oo aan horay loo arag gu fashilmay Hoggaaminta dalka, kana Arradan Aqoonta xaqiiqooyin taariikhiya, dabeecadaha wanaagsan, debecsanaanta iyo Naxariista

April 1, 2019| Arlaadi Online

Ra’iisul wasaare Khayre oo ku fashilmay xilka uu u hayo Ummadda Soomaaliyeed ayaa hadana aysan jirin Baarlamaan iyo Madaxweyne la xisaabtamo. Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegaa inuu ku fakarayo in ay Ra’iisul wasaare Khayre waqtiga isla dhamaystaan qiimo kasta oo ay ku kacdo.

Farmaajo waxaa haysta dhibatooyin fara badan, waana nin (value) ama qiimo weyn ay ugu fadhiso his ego more than the Nation. Aragtida gaaban ee Madaxweyne Farmaajo waa mid leh fasiiraad ah, wixii dalka ka dhacayo ha dhacaan masuuliyad igama saarno, waxaase ii daran in aniga iyo Khayre aan dhigno record cusub.

Fakirka ah in la helo Madaxweyne iyo Ra’iisul wasaare isla shaqeeyo oo waqtiga wada dhamaysto ma ah wax xun, balse waa inuu Ra’iisul wasaarahu noqdo mid leh Karti iyo Hufnaan kana soo bixi karo xilka lagu Aaminay. Halku dhiga shacbka Soomaaliyeed ayaa waayaahan dambe noday “Mudane Ra’iisul wasaare iscasil oo dalka iyo dadka u tur.”

Farmaajo iyo La-taliyaashiisa ha akhriyaan: Midna ha ogaadaan meel Aan isla xisaabtan jirin, gaar ahaan Madaxda Dowlad wanaag lagama rajeeyo.

Image result for leades ego quote

The No. 1 Reason Leaders Fall Short: Ego 

Leading Without Ego

Video: GUNDHIG

W/D Ahmed Nuur Arlaadi

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *