Video| Farmaajo iyo Khayre, labo damiin oo aan wax ka baran dalalkii ay ku noolaan jireen ee Mareykanka iyo Norway, (gaar ahaan marka ay noqoto xuquuqda ay leeyihiin Muwaadiniinta dalka), rabana inay Soomaaliya ku dhaqaan xeer soo baxay 1966-dii oo dhigaya inaan Madaxda wax laga sheegi karin sax iyo khalad 

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Farmaajo iyo Khayre, labo damiin oo aan wax ka baran dalalkii ay ku noolaan jireen ee Mareykanka iyo Norway, (gaar ahaan marka ay noqoto xuquuqda ay leeyihiin Muwaadiniinta dalka), rabana inay Soomaaliya ku dhaqaan xeer soo baxay 1966-dii oo dhigaya inaan Madaxda wax laga sheegi karin sax iyo khalad 

April 9, 2019| Arlaadi Online

Image result for governments and media quotes

Marnaba looma dulqaadan karo in Muwaadin Soomaaliyeed Laga xayiro Safar uu dalka ugu baxi lahaa bal dhagayso Axmed Shiikh Ali Kalaay oo Muddo laba bil ah lagu wargaliyay in uusan Ka bixi karin Magaalada Muqdisho, Lagana qaatay Documents-kii uu ku safri lahaa iyadoo aan wax Maxkamad ah lasoo taagin!!. Kalaay wuxuu leeyahay “Waxaa la igu heystaa maxaad Madaxda dalka wax uga sheegtay.”

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *