Video| Gabar Madaxweyne Farmaajo Taageeri jirtay oo hada Mucaaradsan, kuna Barooratay hadalo Catow ah

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Gabar Madaxweyne Farmaajo Taageeri jirtay oo hada Mucaaradsan, kuna Barooratay hadalo Catow ah

March 8, 2019| Arlaadi Online

Madaxweyne Farmaajo ayaa marba marka ka danbeeysa sii luminya taageerada shacabka Soomaaliyeed. Sababta ugu weyn ee keentay fashilka Madaxweynaha ayaa ah inuusan ka run sheegin Isbaddelkii loo baahnaa.

Farmaajo ayaa lagu Eedeeya inuusan dan ka lahayn Isbaddel dhab ah oo ka dhaca dalka, isaga oo iskala shaqeeysta dadkii kasoo horjeeday Isbaddel ka dhaca Soomaaliya xiligii Xasan Sheekh uu dalka ka talinayay oo uu ugu horeeyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre, Eng Yariisow iyo kuwo kale oo badan.

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *