Video| Hordhaca Baadi-goob part 4 oo dabagal ku haya Dowladii Xasan Sheekh halka ay indhaha ka qabsadeen dowlada Farmaajo

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Hordhaca Baadi-goob part 4 oo dabagal ku haya Dowladii Xasan Sheekh halka ay indhaha ka qabsadeen dowlada Farmaajo

February 13, 2019| Arlaadi Online

Kooxda diyaarisa barnaamijka Baadi-goob ayaan ilaa hada ka hadal Musuq-maasuqa ka dhex jira dowlada Nabad iyo Nolol. Shacabka Soomaaliyeed ayaa shaki badan ka qaba dhex-dhexaadnimada kooxdaan oo la sheegay inay ku xiran yihiin Villa Somalia.

Sida caadada ah saxaafadu waxay xooga saaran dowlada markaas dalka ka talisa iyaga oo waqtiyada qaarkoodna ka hadla Maamuladii hore ee dalka ka jiray.

Waxaa hada muuqata in kooxda Baadi-goob ay waqti badan galiyeen dabagalka dowladii hore ee uu Madaxweynaha ka ahaa Xasan Sheekh, halka Villa Somalia iyadana lagu tuhmayo inay kharash badan ku bixiso dacaayadaha ka dhanka ah Maamuladii iyo Madaxdii hore ee dalka.

Xigasho: Baadi-goob

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *