Video| Jidkee loo maraa Qawmiyad loo siman yahay. Public Lecture: By Prof. Abdi Ismail Samatar
February 3, 2019| Arlaadi Online
Daawo Prof. Samatar oo Khudbad Dhaxal Rasmi ah Noqonaysa U Jeediyay Reer Jigjiga. Prof. Samatar oo Khudbadiisa ku bilaabay Heesta Soomaaliyeey Toosoo ayaa yiri ” Waa Alle mahadiis inaan maanta Jigjiga ku qaadno Heesta “Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada. Hadba kiina taag daran Taageera waligiineey.”
Video: SSTV
Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides