Video | Kalsoonida Shacabka Soomaaliya ay ku qabaan Madaxda dalka iyo Hay’adaha dowlada oo hoos u dhacday

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video | Kalsoonida Shacabka Soomaaliya ay ku qabaan Madaxda DF Soomaaliya iyo Hay’adaha dowlada oo hoos u dhacday

October 3, 2018| Arlaadi Online

The people of Somalia have lost confidence in the current government due to the ongoing crisis across the country.

Daraasad ay si wadajir ah u sameeyeen hay’adaha IPSOS iyo Farsight Africa ayaa lagu sheegay in kalsoonida shacabku ku qabaan Madaxda dalka iyo hay’adaha dowlada ay hoos u dhacday qiyaas ahaan inta u dhaxeysa 20% ilaa 30% ama ka badan. 

Kalsoonida ay shacabku ku qabaan Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay inay hoos u dhacday 19% halka kalsoonida lagu qabao Ra’iisul wasaare Khayre ay hoos u dhacday 21% marka loo Eego sanadakii hore. 

Kalsoonida darada ugu weyn ayaa la sheegay inay ka jirto dhinacyada Baarlamaanka iyo laamaha cadaalada.

 ‘People lost confidence in government’

Credit: BBC Somali

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *