Video| Kooxda Nabad iyo Nolol ee Afduubtay taladii dalka oo ku guulaystay inay ka dhigaan Baarlamaanka Soomaaliya midka ugu shaqada yar uguna tayda liita Afrika

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Kooxda Nabad iyo Nolol ee Afduubtay taladii dalka oo ku guulaystay inay ka dhigaan Baarlamaanka Soomaaliya midka ugu shaqada yar uguna tayda liita Afrika

April 6, 2019| Arlaadi Online

Kullankii Golaha Shacabka oo Buuq iyo Qaylo ku dhamaaday xilli Amniga looga hadli lahaa. Halka hoose ka daawo ceebtii ka dhacday gudaha xarunta Baarlamaanka Soomaaliya. Yaa u maqan Soomaali hadii xaalku saanyahay?

Video: SOMALICABLE

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *