Video| Madaxda Soomaaliya iyo Canada oo hambalyada dhalashada bisha barakaysan ee Ramadan soo jeediyay. Ramadan Mubarak

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Madaxda Soomaaliya iyo Canada oo hambalyada dhalashada bisha barakaysan ee Ramadan soo jeediyay. Ramadan Mubarak

May 6, 2019| Arlaadi Online

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau oo hambalyada dhalashada bisha barakaysan ee Ramadan u diray Ummadda Soomaaliyeed iyo Musliminnta Caalamka.

Video: Muxyadiin Jaamac

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *