Video| Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo shaaca ka qaaday mowqifkiisa golaha iskaashiga dowald goboleedyada

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo shaaca ka qaaday mowqifkiisa golaha iskaashiga dowald goboleedyada

January 10, 2019| Arlaadi Online

Wareysi gaar ah oo madaxweynaha cusub ee Puntland uu siiyay BBC Somali ayuu kaga hadlay Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada iyo muranka Xudduudda ee Puntland kala dhexeeya Somaliland.

Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Deni ayaa shaaca ka qaaday in golaha iskaashiga dowlad goboleedyada uu sii jiri doono, oo aanay waxba iska beddeli doonin. Halka hoose ka daawo wareysiga Deni.

Xigasho: BBC News Somali

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *