Video| Madaxweyne Deni waa Nin akhyaar ah oo Puntland iyo Soomaali ka mudan soo dhaweyn. Arag siduu usoo dhaweeyay Siyaasi Abdirahman Abdishakur Warsame

Video| Madaxweyne Deni waa Nin akhyaar ah oo Puntland iyo Soomaali ka mudan soo dhaweyn. Arag siduu usoo dhaweeyay Siyaasi Abdirahman Abdishakur Warsame

January 31, 2019| Arlaadi Online

Image result for Deni iyo cabdiraxmaan cabdishakuur

“Waxaan maanta la kulmay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid C/laahi Deni. Waxaan ka wada hadalnay xaalada dalka uu marayo, gaar ahaan dib u heshiisiinta iyo hawlaha muddada dhimman. Waxaan ugu mahadceliyey gogosha nabadeed ee uu isagoo xilka ku cusub u fidiyey xooggaga siyaasada.” Abdirahman Abdishakur Warsame

Booqashada Madaxweynaha Putland

Waxaan maanta la kulmay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid C/laahi Deni. Waxaan ka wada hadalnay xaalada dalka uu marayo, gaar ahaan dib u heshiisiinta iyo hawlaha muddada dhimman. Waxaan kaga mahadceliyey casumaadii iyo marti gelintii milgaha lahayd. Waxaan kaloo uga mahad naqay gogosha nabadeed ee uu isagoo xilka ku cusub u fidiyey xooggaga siyaasada Soomaaliya.

Posted by Abdirahman Abdishakur Warsame on Thursday, January 31, 2019

 

https://youtu.be/ltx9SuqZyX8

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *