Video| Madaxweyne Farmaajo “Ma aqbaleyno muddo korarsi xitaa hal maalin oo loogu daro DFS iyo Maamulada. Waa arrin wanaagsan hadii laga dhabeeyo

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Madaxweyne Farmaajo “Ma aqbaleyno muddo korarsi xitaa hal maalin oo loogu daro DFS iyo Maamulada. Waa arrin wanaagsan hadii laga dhabeeyo

May 15, 2019| Arlaadi Online

Dhinaca kale Madaxweyne Farmaajo ayaa yiri” Fashil Kuma soo Dhaamaan Shirkii Wadatashiga DFS iyo Maamulada Ee Garowe.”

Halka hoose ka daawo khudbad uu Madaxweyne Farmaajo ka jeediyay xuska 76 guurada ururka SYL oo lagu qabtay xaruunta Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho.  

Halkaan ka daawo khudbada oo dhan. https://youtu.be/oT7IvvfBB-Q

Video| SOMALI CABLE 

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *