Video| Madaxweyne Geelle oo maanta booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah ku tagay dalka Soomaaliya ayaa yiri “Shacabka Jabuuti waxay jecel yihiin inay dhib iyo dheef la wadaagaan walaalahood Soomaaliyeed, Anagana ka xukuumad ahaan waxaan fulinaa wixii ay dadkeenu jecel yihiin.”

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Madaxweyne Geelle oo maanta booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah ku tagay dalka Soomaaliya ayaa yiri “Shacabka Jabuuti waxay jecel yihiin inay dhib iyo dheef la wadaagaan walaalahood Soomaaliyeed, Anagana ka xukuumad ahaan waxaan fulinaa wixii ay dadkeenu jecel yihiin.”

March 16, 2019| Arlaadi Online

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle “Soomaaliya waan weheshanaa, waxaa aan jeclahay inay soo ceshato sharafteedii, karaamadeedii, cududeedii iyo qiimihii ay lahaan jirtay.”

Video: Somali Cable

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *